Home Wararka Caalamka Rajab Dayib Ordugan oo Sagaal Sano Kadib Maantay Gaaray Wadanka Isutaga Imaaradka...

Rajab Dayib Ordugan oo Sagaal Sano Kadib Maantay Gaaray Wadanka Isutaga Imaaradka Carabta

0

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqashadiisa u horreysay sagaal sano kaddib ku tagay dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.

Is bedel xoog leh ayaa ku socdo siyaasadda gobolka Khaliijka iyo Bariga Dhexe, iyadoo wadamadii gobolkaas ee xurgufta ka dhaxeysay ay mar kaliya is bedeshay siyaasaddii loolanka aheyd.

 

kuna bedeleen siyaasad xasillooni oo ku dhisan iskaashi iyo wax wada-qabsi.

Turkiga Iyo Carabta ayaa Mudo Dheer kala Fogaa ayagio saxaafada Isku Mariyay Warar aan Wanaagsanayn

Ad
Previous articleDowlada Imaaraadka oo Markale Gargaar Ka Soo Dajisay Magaalada Muqdisho(Sawiro)
Next articleTaliyeyaasha Saldhigyada degmooyinka Galmudug oo isbadal lagu Sameeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here