Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Xamza oo doonayo inuu Liiska ka saaro Wasaarad Muhiim ah

Ra’isul Wasaare Xamza oo doonayo inuu Liiska ka saaro Wasaarad Muhiim ah

0

Dhismaha xukuumadda cusub ayaa soo kordhin doonta isbeddel ku yimaada wasaaradaha qaar iyadoo meesha laga saaray wasaarado hore u jiray ama la hoos geeyay kuwa kale, halka kuwa cusub la soo kordhin doono.

Wararka ayaa sheegay in la baabi’iyay wasaaraddii dastuurka iyadoo la hoos geeyay wasaaradda arrimaha gudaha, beddelkeeda waxaa la so kordhiyay wasaaradda degaanka iyo cimilida waana sababta agaasimihii wasaaradda dastuurka oo qoondo beeleed ku fadhiya meesha looga saari waayay oo loogu magacaabay xoghayaha xafiiska RW

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo Maanta uduulay Tanzaaniya
Next articleDeg Deg Ra’isul Wasaare Xamza oo ku dhawaaqay in Loo gurmado Bakool oo Shabaab ay weerareen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here