Home Wararka Maanta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo Maanta uduulay Tanzaaniya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh oo Maanta uduulay Tanzaaniya

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Maanta u Ambabaxay dalka Tanzania, safarkan ayaa ah kii 6aad oo dibadda ah, muddo dhowr iyo lixdan cisho oo uu Xafiiska joogay Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

socdaalka Madaxweyne Xasan ee Tanzania ayaa ku saabsan in Soomaaliya ka mid noqoto dalalka ku bahoobay Ururka EAC ee Bulshada bariga Afrila.

Ururka East African Community ayaa waxaa ku bahoobay illaa 7 dal, iyadoo dalka DR Congo ay aheyd dalkii u dambeeyay ee ku biiray Ururkaas.

Soomaaliya ayaa muddo raadineysay xubinnimada EAC, waxaana sanadkii 2016 ay gudbisay codsigeeda ku aadan ka mid noqoshada Ururkan.

Ad
Previous articleTurkiga Oo Sagaal Qof Oo Dalxiisayaal Ah Ku Dilay Dalka Ciraaq Iyo Xiisad Ka Dhalatay
Next articleRa’isul Wasaare Xamza oo doonayo inuu Liiska ka saaro Wasaarad Muhiim ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here