Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Wadanka Masar (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Wadanka Masar (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran ugu soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Masar  Moustafa Madbouly iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaa.

Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa Casuumad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Masar Cabdulfataax Alsiisi.

Ra’iisul Wasaaraha oo safarkiisa ay ku weheliyaan xubno katirsan Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Madaxda Dalka Masar inta uu joogo Qaahira.

Ad
Previous articleGolaha Musharaxiinta oo war ka soo saaray Kulan xasaasi ah oo ay Yeesheen (Akhriso)
Next articleWarbixin” Waa Maxay Farqiga u dhaxeeya Xoogaga Alshabaab iyo Taalibaan ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here