Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaare Rooble oo Shir La yeeshay Hogaanka Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha...

Ra”isul Wasaare Rooble oo Shir La yeeshay Hogaanka Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo dardargelinta howlaha iyo adeegyada hay’addu siiso shacabka Soomaaliyeed.

Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa dhawaan yeelatay Agaasime cusub C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) kaas oo wada boor ka jafidda howsha xafiiska si ay hufnaan ugu adeegto shacabka Soomaliyeed

Kulkani waxaa Goob joog ka ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur, Saraakiisha Boliiska Soomaaliya, waxaana Ra”isul Wasaarihii faray inay u adeegaan Bulshada.

 

Ad
Previous articleMadaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Garoowe (Sawiro)
Next articleShir madaxeedkii wadamada Urur Goboleedka IGAD, oo dib u dhacay iyo Farmaajo oo ka qeyb gali lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here