Home Wararka Somaliya Jubbaland Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Garoowe (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Magaalada Garoowe (Sawiro)

0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Ayaa Goor dhaw gaaray Magaalada Garoowe we Xarunta Gobalka nugaal islamarkaana ah Xarunta Madaxtooyada Puntland.

Siciid Cabdullahi Dani Madaxweynaha Puntland Ayaa Garoowe ku Soo Dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed islaam Madoobe.

Ujeedka Safarka Axmed Madoobe Ayaa Lagu Sheegay in Shir u dhaxeeya Labada Hogaamiye uu Garoowe ka Furmi doono.

Ad
Previous articleSchoolkii Galmudug ay ka dhisatay Bohol Maxuu isku Badalay ?
Next articleRa”isul Wasaare Rooble oo Shir La yeeshay Hogaanka Hay”adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here