Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta la Kulmay Qeybta Bulshada (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta la Kulmay Qeybta Bulshada (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa ku guda jira kulamo iyo wadatashiyo muhiim ah oo uu la yeelanayo qaybaha kala duwan ee ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed.

Raiisul Wasaaraha ayaa qeybaha uu maanta qaabillay waxaa ka mid culamaa’udiinka Soomaaliyeed, oo uu ka dhageystay tallooyinkooda wax ku oolka ah ee ku wajahan xukuumadda.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay, si uu u soo dhiso xukuumad tayo leh, isuna dheelli tiran, ay lagama maarmaan noqotay in waqti ku filan uu geliyo la tashiyada uu la sameynayo qeybaha kala duwan ee bulshada iyo siyaasiyiinta.

Ad
Previous articleDeg Deg: Alshabaab oo Jiha Cusub Ka Weeraray Dowlad Degaanka Soomaalida iyo Dagaal Qaraar oo socda
Next articleMadaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here