Home Wararka Maanta Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay

Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay

0

Madaxweynayaasha Masar iyo Soomaaliya oo goordhow shir jaraa’id wadajir qabtay, kaddib wada hadal labo geesood ay yeesheen ayay uga hadleen xiriirka labada dal, danaha ay wadaagaan sida faylal badan oo Gobolka ah.

Madaxweyne Siisi ayaa sheegay in Soomaaliya tahay walaal Carbeed oo ay isla yihiin Afrikaan, oo ay ku tirsanayaan Gobolka Geeska Afrika, waxaa uu tilmaamay in wada hadaladii uu la yeeshay Xasan Sheelh ay ka turjumayeen heerka isku duubnida iyo aragtoda ay wadaagaan.

Waxaa uu sheegay inay Soomaaliya ka taageerayaan dhinacyada Tacliinta iyo la dagaalanka Argagixisada.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Maanta la Kulmay Qeybta Bulshada (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Masar oo Soomaaliya u sameeyay balanqaad weyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here