Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaare Rooble oo la Filayo inuu ka hadlo Xaalada Muqdisho iyo...

Ra”isul Wasaare Rooble oo la Filayo inuu ka hadlo Xaalada Muqdisho iyo Dagaalada

0

Ra,iisul Wasaaraha Xukumadda Xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu ka hadlo Xaaladda Magaalada Muqdisho oo 24kii saac ee la soo dhaafay ku jirtay Dagaal iyo Xiisad Colaadeed.

Rooble ayaa tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu burburay wadahadalkii uu la lahaa Midawga Musharaxiinta aan ka hadlin Xaaladda Dalka gaar ahaa Muddo kordhinta Muranka dhalisay.

Sidoo kale waxaa jira Dadaalo Nabdeed oo ay wadaan Qaar kamid ah Maamul Gobolleedyada iyo Waxgaradka ku nool Caasimadda.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawe oo ku Howlan In La xaliyo Colaada ka jirta Muqdisho
Next articleQaramada Midoobey oo Bayaan Deg Deg ah ka soo saartay Dagaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here