Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan la Qaaday Midowga Musharaxiinta

Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan la Qaaday Midowga Musharaxiinta

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa kulan la yeeshay xubno matalaya Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen dardargelinta iyo hufnaanta doorashooyinka,tabashooyinka jira ka hor shirka lagu wado in uu 27ka December Muqdisho uga furmo Golaha Wadatashiga Qaranka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale kulamo la qaadan doona qeybaha bulshada oo ay ugu horreeyaan Ururada Bulshada Rayidka si uu dhageysto talooyinkooda ka hor shirka Golaha Wada tashiga Qaran.

Ad
Previous articleDeg Deg Mooshin ka dhan ah gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Heer federaal oo Muqdisho Kasocda
Next articleAl-shabab oo gaystay Weerer ay Ku Dileen Masuuliyiin Iyo Saraakiil Sar sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here