Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan la Leh Midowga Musharaxiinta (Sawiro)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Kulan la Leh Midowga Musharaxiinta (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadlayaan arrimaha doorashooyinka dalka iyo Daahfurnaanta hannaanka doorashada Dalka.

Rooble Ayaa Midowga Musharaxiinta Kala hadlaya Tabashada ay ka qabaan Doorashada Soomaaliya.

Golaha Midowga Musharaxiinta Ayaa Maalmihii la Soo dhaafay Cabasho ka qabtay Doorashada Golaha Shacabka JFS Sida ay ku bilaabatay.

Waxayna dhawaan shaaciyeen inay ku dhawaaqayaan Gole Qaran oo Dalka Doorasho gaarsiiya.

Ad
Previous articleSawiro: Hooyo Heysatay 5 Caruur ah oo Gaajo ugu dhimatay Gobolka Gedo
Next articleMaxay ka wada Hadleen Musharaxiinta iyo Ra”isul Wasaare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here