Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Jabuuti uga Qeyb galay Shirka Haretage

Ra’isul Wasaare Rooble oo Jabuuti uga Qeyb galay Shirka Haretage

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka Heritage ayaa machadka ku ammaanay kaalintiisa cilmi baarista iyo doodaha wax dhisaya ee khuseeya dalka iyo guud ahaan gobolka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale uga mahadceliyay madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle doorkiisa nabadeynta iyo dowlad-dhiska Soomaaliya

 

 

Ad
Previous articleGoobaha qaar ee Lagu iibiyo Maandooriyaha oo Caawa xiran
Next articleGaalkacyo oo lagu Qabtay Shir looga hadlayo Amniga Magaalada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here