Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka Baraawe Daawo ku wareejiyay , waxuuna Kormeeray...

Ra’isul Wasaare Rooble oo isbitaalka Baraawe Daawo ku wareejiyay , waxuuna Kormeeray Goobaha Doorashada (Sawiro)

0

Ra’lisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay
isbitaalka guud ee magaaladad Baraawe, isagoo sheegay in u dhawaan isbitaalka soo gaari doono gaari lagu qaado bukaannada, una ballan qaaday in la dabooi doono baahiyaha deg degga ah ee isbitaalka.

Ra’lisul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale kormeeray xarunta loo gorsheeyay inay ka dhacdo doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ku matalaya Koofur Galbeed o magaalada Baraawe ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka dhaceyso.

Waxuu Guddiga Doorashada ka dalbaday in ay qabtaan Doorasho Hufan oo Lagu kalsoonyahay kana caagan Muran iyo is qaba qabsi.

Ad
Previous articleGalmudug iyo Puntland oo ka Shiray Xaalada Amniga iyo sidii la isaga kaashan lahaa
Next articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo la Kulmay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here