Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray bilaabista doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS ee lagu dooranayo Galmudug.
Ra”isul Wasaaraha ayaa Galmudug u aaday sidii xal Looga gaari lahaa Howlaha Doorashada Dalka islamarkaana loo Bilaabo lahaa Doorashada Golaha Shacabka JFS.
Ad