Home Wararka Somaliya Galmudug Dowladda Soomaaliya oo Maanta la Wareegtay Gaadiid Ciidan (Sawiro)

Dowladda Soomaaliya oo Maanta la Wareegtay Gaadiid Ciidan (Sawiro)

0

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa Dowladda Turkiga kala Wareegtay Gaadiidka Gaashaaman oo loogu tala galay in CXDS gaar ahaan kumaandooska Gor-gor ay ku
howlgalaan.

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Taliska CXDS ayaa kala wareegay Xubno ka tirsan Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Turkisom

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo Taliska CXDS ayaa wada dadaallo Xooggan oo lagu tayeynayo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo dagaal kula jira argagixisadda.

Ad
Previous articleWiil Dhalinyaro ah oo lagu Dilay Magaalada Cabud-waaq ee Maamulka Galmudug
Next articleRa”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo La Kulmay guddiga Doorashada (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here