Raysul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa maanta u safray dalka Tunizia oo uu kaga qeybgali doono shir looga hadlayo hormurka Afrika.
Waa safarkiisa ugu horreeya ee uu dibadda ku tagayo tan iyo markii xilkan loo magacaabay.
Shalay ayuu safar shaqo ku tegay Gobalka Hiiraan gaar ahaan Beledweyne, waxuuna u kuurgalayay xaalada amniga iyo Abaaraha dalka ka jira, maantana waxuu u duulay Dalka Tunizia
Ad