Home Wararka Maanta Dowlada Somalia oo Balanqaad Culus usamaysay Maamulada dalka

Dowlada Somalia oo Balanqaad Culus usamaysay Maamulada dalka

0

Xukuumada Somalia ayaa shuruud ku xirtay iney mashaariic ka fuliso dowlad goboleedyada dalka iyo degaanada hoos yimaada.

Wasiirka Arrimaha gudaha Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladdu ay mashaariida horumarineed ka fulineyso goobaha dadka degan ay iska xureeyaan ururka Al-Shabaab.

“Al-Shabaab waxay dileen dadkii hoggaanka iyo haldoorka u ahaa dadka ku nool Gobolka Hiiraan, hase yeeshee hadda waxay heystaan fursad ay ugu aargudaan mas’uuliyiinii ay ka dileen” ayuu yiri

Fiqi ayaa inaasi kudaray in bulshada ku nool Gobolka Hiiraan & guud ahaan Soomaaliya looga baahan yahay inay tartan u galaan sidii dagaal looga qaadi lahaa Al-Shabaab, isla markaana dadkii degaanadooda ka saara dowladda Soomaaliya ay ka bilaabi doonto adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo adeegyada kale ee daruuriga ah.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ubaxay Safar Dibada ah (Sawiro)
Next articleCiidamada Dowlada iyo Kuwa Macawislayda oo Kaabiga Ku Haayo Magaalo Alshabaab mudo maamulayaay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here