Ra”isul Wasaaraha Itobiya oo Magacaabay Golahiisa Wasiiradda

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada, iyada oo Baarlamaanka la horgeeyay ayna ansixiyeen.

Saddex xubnood oo ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa ku soo baxay liiska golaha wasiirada cusub.

Abraham Belay, oo madax ka ahaa maamulka ku -meel -gaarka ah ee Tigray -ga oo ay dawladdu samaysay ka hor intii aanay xoogagga kacdoonku dib u qabsan gobolka ayaa hadda loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga.

Golaha wasiirada ayaa waxa ay u kala magaacaban yihiin sidani hoos ku xusan: