Home Wararka Maanta Ragii Dhawaan Galmudug ku Dilay Macalinkii Dugsi Quraan iyo Dhaqtarkii Walaalaha oo...

Ragii Dhawaan Galmudug ku Dilay Macalinkii Dugsi Quraan iyo Dhaqtarkii Walaalaha oo Xulun Adag lagu Riday

0

Dhawaan ayay Ahayd Markii Duleedka Magaalada Guriceel Xili Habeen ah lagu dilay macalin Dugsi Quraan iyo Dhaqtar kuwaas oo Walaalo ahaa kuna Sugnaa Deegaanka ilix kaas oo ay ku Booqdeen Hoyadood oo Halkaas ku noolayd.

Wiilasha wlaalaha Ahaa ee la Dilay ayaa Lagu Magacaabi jiray Macalin Liibaan iyo Dr Axmed Ragaan Dilka Gaystay oo Baxsad ahaa Ayaa Ciidamada Nisa Ka Qabteen Gobalka Shabeelada Dhexe kadibna Waxaa Dib loogu Xiray Dhuusamareeb.

Maxkamada Dhuusamareb ayaa goordhaw dil ku xukuntey Bile Cabdullaahi Xasan ciid, Nuur Cabdi Maxamed iyo Shucayb Maxamed Faarax oo ay ku cadaatey in ay dil bareer ah u geysteen macalin iyo dhaqtar wada-dhashey oo lagu diley deegaanka Ilix.

Ad
Previous articleKenya oo Martigalinaysa Shir ay isugu Imanaayaan Xasan shiikh iyo Abiya Axmed
Next articleWar Deg Deg ah: Saraakiil Itoobiyaan ah oo Soo Gaaray Lughaye