Home Wararka Maanta R/W Xamza oo Kulan la qaatay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay...

R/W Xamza oo Kulan la qaatay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay qorshe xukuumadda (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa la kulmay hoggaannada tiirarka uu ka kooban yahay qorshe xukuumadda iyo mas’uuliinta mashaariicda socda, kuwaas oo Ra’iisul Wasaaraha u soo bandhigay warbixin ku saabsan habsami u socodka howlaha kala duwan.

Xamza ayaa Laga sugayaa inuu dhawaan Soo dhiso Wasiiro Taya leh, waxuuna dib u Habeen ku sameenaya xafiiska Wasiirka 1aad ee dalka

Kulankaan ayaa yimid xilli Maanta uu sameeyay Magacaabis Xafiiskiisa ah, xubna sar sarana uu ku soo kordhiyay.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Dalka oo u duulay Wadanka Turkiga
Next articleDegaan ka tirsan Galmudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here