Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Qoyska Marxuum Ikraan Tahliil oo Markale Maantay Warkaso Saaray Kiiska Gabadhooda

Qoyska Marxuum Ikraan Tahliil oo Markale Maantay Warkaso Saaray Kiiska Gabadhooda

0

Qoyska Ikraan Tahliil warkooda waa cadeeyeen waana ka daba tageen warkii Buula-kameey ee baarista hordhaca ahaa islamarkaana kiiska Ikraan looga bari yeelay NISA.

Hooyo Qaali Guhaad oo ka hadashay Arintii Gabadheeda ikraan tahliil “kiiskii Gabadhayda waa taagan yahay Godkay galana waa ka daba galaynaa, Cadaalad ayaan Raadinaynaa,

Ad