Home Wararka Maanta Isimada puntlad oo Sheegay inaysan kalsooni Ku qabin Xabad joojintii Boosaaso kuna...

Isimada puntlad oo Sheegay inaysan kalsooni Ku qabin Xabad joojintii Boosaaso kuna Baaqay Shacabku inaysan Magaalada Kusoo laaban

0

Sida ay ila Lagu Kalsoonan karo u Xaqiijiyeen Mudug24  waa in 2-da dhinac Dhaqdhaqaaqa Nabaddu aad ugu yar-yahay xagooda oo ay Hub aruursi-Saad iyo ciidanba wadaan kaas oo aan qarsoodi aheyn xataa, Hadaladooduna wali yihiin kuwa ah waa la kala adkaanayaa!

 

 

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo kamid ah Isimada Puntland ayaa Boosaaso ka sheegay maanta “Kalsooni kuma qabno Xabad-joojinta, inta Gaariga & Guriga qorigu-saaran yahay, ciidamadu magaalada joogaan, shacabka qaxay ma soo jeedinayno Soo laabasho, ma qabno Kalsooni”

Ad
Previous articleQoyska Marxuum Ikraan Tahliil oo Markale Maantay Warkaso Saaray Kiiska Gabadhooda
Next articleMaraykanka oo Taageeray Go,aan uu dhawaan Gaaray Raysulwasaare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here