Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Qoys Dil Wadareed loogu Gaystay Xalay Duleedka Degmada Warshiikh

Qoys Dil Wadareed loogu Gaystay Xalay Duleedka Degmada Warshiikh

0

Qoyska Xalay dil wadareedka loogu geystay
Tuulada Xaluule Ee degmada Warshiikh waxa ka mid ahayd gabadhaan lagu magacaabijiray Safiya Sheekh Abuukarow.

Dadka lala dilay waxaa sidoo kale ka mid ah walaalkeed Abuukar Iidow, abtigeed Sheekh Muxamed Sheekh Cabdi Celi iyo ayeydeed Sangaabo Maxamuud Xuseen.

Dhammaan marxuumiintaan loo dilay aanooyin qabiil ayaa ka mid ahaa jameecada reer (???? ?????? ????? ?????? ???? )

Ad
Previous articleCiidamda Dowlada oo inka badan 22 Sacadood kadib soo Afjartay Weerarkii lgu Qaaday Villa Rose
Next articleAxmed Madoobe Oo Isbedel Deg Deg Ah Sameeyay, Xili Uu U iclaamiyay Dagaalka Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here