Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Qoorqoor oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobalka Mudug

Madaxweyne Qoorqoor oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobalka Mudug

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (Bukhaari) ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Madaxeyne QoorQoor.

 

Xilkaan ayaa Waxaa in Mudo ah Ku Fadhiyay Gudoomiye Hore Isxal oo Maantay Xilkaas laga Qaaday Mana Jirto Xilkale oo loo magaacabay Isxal.

 

Isxal iyo Bukhaari ayaa Kasoo Wada Jeeda Beesha Sacad ee Reer Jalaf waxaana Jiray Beela Kale oo Quud Daraynaayay Inay Helaaan Xilka Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Maantay La Magacaabay.

 

Ad
Previous articleDeg deg: Ciidamo Gadoodsan oo Xirtay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Gaalkacyo(Sawiro)
Next articleMuwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Maraykanka iyo Booliska Dalkaas oo ka Hadlay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here