Home Wararka Somaliya Galmudug Deg deg: Ciidamo Gadoodsan oo Xirtay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Gaalkacyo(Sawiro)

Deg deg: Ciidamo Gadoodsan oo Xirtay Wadada Xariirisa Cadaado iyo Gaalkacyo(Sawiro)

0

Ciidamo la Sheegay inay ka tirsanyihiin Daraawiishta Galmudug oo ka cabanaya mushaar la,aan 3 bilood ah ayaa xirtay wadada laamiga ah ee duleedka Cadaado.

Ciidamadaan oo mudooyinkii danbe Fariisin kulahaa baxdo ayaa iskaga soobaxay ka dib markii ay sheegeen in mushaarkii ay ka jaratay madxtooyada Galmudug.

 

Ad
Previous articleP.M Rooble oo Lagu Cadaadinaayo inu Isku Sharaxo Xilka Madaxweynaha Soomaaliya(Xog)
Next articleMadaxweyne Qoorqoor oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here