Home Wararka Maanta Qoor Qoor oo Durbaba Bilaabay abaabul Ciidan Kadib Markii lagu Wareejiyay Hogaanka...

Qoor Qoor oo Durbaba Bilaabay abaabul Ciidan Kadib Markii lagu Wareejiyay Hogaanka Dagaalka Galmudug(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka duulaya hoggaamintiisa la xariirta dagaalka ka dhanka ah alshabaab ee ka socda dalka isla markaana uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo mudanayaal ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa booqday ciidamado ka tirsan kuwa DFS oo kasoo noqday fasaxyo gaaban oo ay ku jireen kuwaas oo hadda u diyaarsan iney ku biiraan howlgalka ka dhanka kooxda Alshabaab  ee ka socda dalka Gaar ahaan Galmudug.

Ciidankaan oo ku xareyswn xerada Harqaboobe ayuu Madaxweynaha kula dardaarmay in ay ka libin keenaan dagaalka ka dhanka Alshabaab, kuna daysadaan geesiyaasha maalmihii lasoo dhaafay casharrada lama ilaawaanka ah u dhigay argagaxisada.

Booqashadaan Ayaa kusoo Beegmaysa Xili Madaxweyne Qoor Qoor Maantay Lagu Wareejiayay Hogaanka Dagaalka ee Galmudug.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eriteeriya(Sawiro)
Next articleBeesha Duduble oo maanta magaalada Dhuusamareeb ku soo gabagabeysay shir uga socday shan maalmood baaqna Udiray Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here