Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eriteeriya(Sawiro)

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Dalka Eriteeriya(Sawiro)

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha.

Waa safarkii afaraad ee Madaxweyne Xasan Sheikh ku tago Eritrea tan iyo intii uu xukunka qabtay. Waxaa safarkiisa maanta ku wehliya Amb. Cumar Idiris oo lagu wado inuu noqdo Safiirkii u horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona Asmara.

 

 

 

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Dalxiisayaal u dhashay Israa’iil oo lagu dilay Masar
Next articleQoor Qoor oo Durbaba Bilaabay abaabul Ciidan Kadib Markii lagu Wareejiyay Hogaanka Dagaalka Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here