Home Wararka Maanta Qooe Qoor oo Gudoomiye Cusub oo Markale u Magacaabay Gobalka Mudug

Qooe Qoor oo Gudoomiye Cusub oo Markale u Magacaabay Gobalka Mudug

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa u magacaabay guddoomiyaha gobalka Mudug Mudane Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle .

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Qoorqoor ayuu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug, waxa uuna faray hay’adaha kala duwan ee Galmudug in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub uu magacaabay.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Markale Laasacanood ka Soo Daad Guraysay Dhaawacyo Farabadan(Sawiro)
Next articleGaraadyada SSC oo shuruud cusub ku xiray wada-hadal ay la furaan Somaliland