Home Wararka Maanta Qarax weyn oo ka dhacay Qaza iyo korontada iyo internet oo ka...

Qarax weyn oo ka dhacay Qaza iyo korontada iyo internet oo ka go’ay meelaha qaar

0

Waxaa hadda la arkayaa muuqaal toos ah oo ku saabsan qaraxyo ruxay qeybo ka mid ah marinka Qaza.

Milateriga Israa’iil ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in ay “si joogto ah u duqaynayaan marinka Qaza”.

Qaybo ka mid ah Qaza ayey internet iyo korontadu ka go’een, tan oo kusoo aadday xilliga qaraxu dhacay.

Tan ayaa kusoo aadaysa iyadoo xisbiga talada haya ee Ingiriiska uu la kulmayo cadaadis ku aaddan inuu Israa’iil ku cadaadiyo xabbad joojin.

Ad
Previous articleXildhibaan Marwo Cabdi Bashiir oo sharaxaad ka bixisay dhabarjebintii uu ku sameeyey Sheekh Aadan Madoobe
Next articleMadaxweynaha Turkiga oo Sheegay inuu ka shalaayey inuu gacanta ku salaamay raysal wasaaraha Israa’iil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here