Home Wararka Somaliya Galmudug Qarax Ka dhacay Degaanka Xananbuure iyo Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh oo...

Qarax Ka dhacay Degaanka Xananbuure iyo Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac leh oo ka Dhashay

0

Qarax galaaftay nolosha Caruur isku qoys ah oo ka dhacey deegaanka Xananbuure.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaaro u geestay Caruur isku qoys ah.

Qaraxa ayaa wararku sheegayaan in uu ka dhashay walxo aan qarxin oo looga tagay agagaarka gurigooda, halkaas ay caruur kasoo qaadeen kadibna garaaceen.

Inta la xaqiijiyay labo caruur ah ayaa qaraxan ku dhintay, waxaana dhaawac ah afar kale, iyadoo sadax ka mid ah caruurta mashaqadu haleeshay ay isku qoys yihiin.

Dhaawacyada caruurta ayaa loo soo qaaday Isbitaalada Dhuusamareeb oo aan wali lasoo gaarsiinin sida waaridiinta caruurtan ay inoo xaqiijiyeen.

 

Ad
Previous articleDeg Deg: Qarax Xoogan oo ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa(Sawiro)
Next articleLaftagareen oo isugu yeeray Xildhibaanada Labada ee Laga Soo Doorto koonfurgalbeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here