Home Wararka Maanta Qarax Dadbadan ku Nafwayeen oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho(Sawiro)

Qarax Dadbadan ku Nafwayeen oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho(Sawiro)

0

Alshabaab ayaa maanta degaanka Lafoole ku qarxisay Gaari Homey ah oo dad shacab ah ay la socdeen, goobjooge ayaa warbaahinta u sheegay inuu arkay meydadka ugu yaraan shan qof oo dhalaan yar uu ku jiro.

Qaraxa ayaa ahaa miino ay wadada ku aaseen kuwa u taagan daadinta dhiigga umadaan Soomaaliyeed, wuxuuna haleelay gaarigaan oo ka yimid Shabeellada Hoose, una socday Muqdisho.

Ad
Previous articleCiidamo kale oo Ka Yimid Galmudug oo Gaaray Degaanka Yasooman(Sawiro)
Next articleWar Hada Ah: Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo ku Heshiiyay Dowlada Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here