Home Wararka Maanta Qarax Dadbadan ku Nafwayeen oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho(Sawiro)

Qarax Dadbadan ku Nafwayeen oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho(Sawiro)

0

Alshabaab ayaa maanta degaanka Lafoole ku qarxisay Gaari Homey ah oo dad shacab ah ay la socdeen, goobjooge ayaa warbaahinta u sheegay inuu arkay meydadka ugu yaraan shan qof oo dhalaan yar uu ku jiro.

Qaraxa ayaa ahaa miino ay wadada ku aaseen kuwa u taagan daadinta dhiigga umadaan Soomaaliyeed, wuxuuna haleelay gaarigaan oo ka yimid Shabeellada Hoose, una socday Muqdisho.

Ad