Home Wararka Maanta Qaramada Midoobay oo ka Hadashey Xaalada Deg Dega ee la Galiyay Dalka...

Qaramada Midoobay oo ka Hadashey Xaalada Deg Dega ee la Galiyay Dalka Itoobiya

0

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda degdegga ah ee dalka Itoobiya.

Afhayeenka Madaxa Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric Guterres ayaa waxaa uu sheegay inay aad uga walaacsan yihiin rabshadaha sii kordhaya ee Itoobiya iyo ku dhawaaqista xaalada degdeg ah oo dhowaan lagu soo rogay,

Xaalada degdega ah ayaa timid kadib shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada xili ay sii kordhayaan iska horimaadyada ay kula jiraan jabhada Tigray People’s Liberation Front (TPLF) iyo Jabhada Oromada ee Shene (OLA-shene).

Ad
Previous articleDowlada Maraykanka oo liiska madow ku dartay shirkad caan ah oo Israel laga leeyahay
Next articleMaamulka Galmudug oo ku Guuleestay Xabad Joojin la Dhex Dhigay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here