Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii shalay ee Boosaaso.
shalay ayaa Boosaaso loo diiday Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka JFS Xildhibaan sacdiya Yaasiin Xaaji Samater.
Tilaabadaas ayaa dhalatay in Shaqada Laga joojiyo Labadaan Wasiir oo Puntland ka Tirsan.
Ad