Home Wararka Maanta Puntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha...

Puntland oo iyana Shaacisay 10 Kursi oo Ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Puntland ayaa lagu shaaciyay jadwalka iyo habraaca loo marayo doorashada 10-kursi, waxaana doorashada ugu horeeso ee kuraastan la qabanayaa 22-ka bishan .

Halkan ka akhriso jadwalka doorashada 10-kan kursi

Ad