Home Wararka Maanta Puntland oo Go,aan Mucaaradka Ka nixiyay ku Dhawaaqday

Puntland oo Go,aan Mucaaradka Ka nixiyay ku Dhawaaqday

0

Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa ku dhawaaqay 8 Xisbi siyaasadeed oo ay sheegeen in ay yihiin Xisbiyada mandiqadan ee 5-ta sano soo socota, taas oo kadhigan in Maxkamadda sare loo diray ansixintan.

TPEC ayaa maanta shaqadoodii soo afjarantay, taas oo lamacno ah in laga gudbay qabashada doorashooyinkii 3 degmo oo katirsan gobalka Nugaal oo horey loo qorsheeyey, waxaana la sugayaa go’aanka Maxkamadda Sare iyo dhalashada guddiga PEC.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH:Baarlamaanka Labada Aqal oo cod aqlibayad leh ku ansixiyay Miisaaniyda Dowlada
Next articleDagaal Culus oo ka dhex-qarxay kooxaha Falastiiniyiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here