Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo faahfahisay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Saakay Alshabaab ku Qaadeen Afurur

Puntland oo faahfahisay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Saakay Alshabaab ku Qaadeen Afurur

0

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 12 ka mid ah maleeshiyadka Al-shabab ay ku dileen weerar ay saaka ku soo qaadeen deegaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sidoo kale xsuay in dhankooda ay 5 askari kaga dhinteen dagaalkaasi.

Al Shabaab, ayaa dhankooda sheegtay inay la wareegeen gacan ku haynta sladhigaasi, ayna dileen islamarkana dhaawaceen askar badan ayna qabsadeen gaadiid dagaal.

Ma jirto cid ka madaxbanaan oo xaqiijin karta sheegashada labada dhinac

Ad
Previous articleMadaxweynaha Ukrain oo U Qayla Dhaan Dirsaday Madaxda Reer Galbeedka Xili Dagaal Culus ku socdo
Next articleBurcad telefonada Gacanta Dhacaysay oo Caawa lasoo Qabtay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here