Home Wararka Somaliya PSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso

PSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso

0

Taliska ciidanka PSF oo War-Saxaafadeed ka soo saaray dagaalka Boosaso ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland masuuliyada weerarka iyo in in ay jabiyeen go’aankii Ismida Puntland.

Waxaa sidoo kale War-Saxaafadeedkaan lagu yiri “Dadkii ayagu argagixisadda ka tirsanaa ee aan bulshadeena ka difaacaynay, haatana ku gabanaya xasaanadda dowladda marnaba nama eedayn karaan”.

Ad
Previous articleDegdeg Alshabaab oo Lawareegay Degaanka Cadakaibir
Next articleMadaxweynaha TikTok iyo dhalinyarada Gurmad Abaaraha oo Galkacyo Lagu Soo dhaweeyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here