Home Wararka Caalamka Degdeg Alshabaab oo Lawareegay Degaanka Cadakaibir

Degdeg Alshabaab oo Lawareegay Degaanka Cadakaibir

0

Ururka Al-Shabaab Oo wata
Gaadiidka nuuca Dagaalka Ayaa si buuxda ula wareegey Deegaanka Cadakibir Oo hoos taga Godinlabe Ee Gobolka Galgaduud.

Sida uu ii Xaqiijiyey Gudoomiye ku Xigeenka Godinlabe, Cabdi Salan Axmed Mire Dagaalamayaasha Alshabaab Ayaa Lagu Arkay Dhowr Goobood Oo Deegaanka Ah Dadka Deegaanka Ayeyna u sheegeen in aysan muujin Wax dareen ah.

Ad
Previous articleDagaalka Boosaaso oo Saaka lagu Dilay Wadaad Caan ah iyo Dad isku Qoys ah
Next articlePSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here