Home Wararka Somaliya Hirshabeelle PSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso

PSF oo warsaxafadeed Kasoo saartay Dagaalka Maalintii Labaad kasocda Bosaaso

0

Taliska ciidanka PSF oo War-Saxaafadeed ka soo saaray dagaalka Boosaso ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland masuuliyada weerarka iyo in in ay jabiyeen go’aankii Ismida Puntland.

Waxaa sidoo kale War-Saxaafadeedkaan lagu yiri “Dadkii ayagu argagixisadda ka tirsanaa ee aan bulshadeena ka difaacaynay, haatana ku gabanaya xasaanadda dowladda marnaba nama eedayn karaan”.

Ad