Monday, February 17, 2020

Wararka Maanta ee Mudug24




Puntland oo Dowlada Somaliya ku eedeesay Ciidamo ay soo galineyso Deegaano Mudug ka tirsan

Maamulka Puntand ayaa sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay wado qorshe ciidamo xoogan ku geeneyso deegaano katirsan gobolka Mudug gaar ahaan dhinaca Puntland. Guddoomiyaha gobolka...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor oo booqday Xaruumo Ciidan oo Dhuusomareeb ku yaalla

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa saakay booqdey xarumaha ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo booliiska sida gaarka ah u tababaran Haramcad...



Caalamka:- Xuutiyiinta oo Sheegay Inay Soo Ridaan Diyaarad Dagaal oo Sucuudigu leeyahay

Mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee casriga ah ee boqortooyada Sucuudiga ayaa ku burburtay gobolka waqooyiga yemen ku yaal ee Aljawf sida ay...

Caalamka:- Qaarada Yurub oo Qofkii ugu horeeyay u geeriyooday Cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horeeyey ayaa dalka Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa Coronavirus kaasoo sidoo kale noqday qofkii ugu horreeyay oo cudurkan ugu geeriyooda meel ka baxsan...



Maxaa ku soo kordhay Banaanbaxa looga soo horjeeday Madaxweyne Qoor Qoor ee baaqday

Wararka naga gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in uu baaqday Banaanbax ay abaabulaayeen Ahlusunna oo looga soo horjeeday Madaxweyne...

Madasha Xisbiyada Qaran oo War ka soo saartay xiisada ka taagan gobolka Gedo (Akhriso)

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa caawa War- ka soo saartay colaada ka aloosan Gobolka Gedo gaar ahaan degmada Belad-xaawo oo ay isaga soo horjeedaan ciidamo...



Caalamka:- Heshiis Xabad Joojin ah oo dhexmaray Mareykanka iyo Kooxda Taliban

Mareykanka ayaa heshiis xabbad-joojin hal toddobaad ah la gaaray ururka Taliban, taasi oo waddada u xaareysa in ciidanka Mareykanka ay ka baxaan dalka Afghanistan. Sarkaal...

Dhuusomareeb oo laga abaabulayo Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub...



Caalamka:- Dalka Masar oo noqday Dalkii ugu horeeyay Afrikan ah oo laga helo Cudurka Caronavirus

Dalka Masar ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo kuyaala Qaarada Afrika oo laga helay cudurka Caronavirus ee ka dilaacay dallka Shiinaha , kaa oo...

Caalamka:- Sacuudiga oo sheegay in Bil Salman uusan la kulmeenin Raisal’wasaaraha Netanyahu

-Wasiirka arrimaha dibedda Saudi Arabia ayaa Khamiistii beeniyey warbixino sheegayey in laga yaabo inay kulmaan dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan iyo ra’iisul wasaaraha Israel...

Dhuusomareeb Ciidanka Dowlada oo hakad ku sameeyay isku socodka Magaalada

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasmadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dowladda Soomaaliya ay Ciidamo farabadan dhigtay wadooyinka Magaaladaas,isla markaana ay hakiyeen...

Dhageyso:- Hogaanka Ahlu-suna ” Waa In markale Hubkeena lasoo Baxnaa”

Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Ahlusunna Wal-Jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa sheegay in waxa haatan ka socda deegaannada Galmudug aysan aheyn wax loo dul...

Dhageyso:- Madaxweyne Farmaajo oo eedeyn u jeediyay Dowlada Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay Ciidamada ay Dowladda Soomaaliya geysay Gobolka Gedo,faragelin uu sheegay in dowladda Kenya ku heyso Arrimaha Soomaaliya. Madaxweyne...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Saraakiisha Amison ee ku sugan Dhuusomareeb

Madaxwaynaha Maamul gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay Saraakiil ka socotay Ciidamada Amisom ee ka howlgala deegaannada Galmudug. Kulanka...

War deg deg ah Dagaal ka bilowday Magaalada Kismaayo oo u dhaxeeya

Waxaa goordhaw dagaal uu ka bilowday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland, dagaalka ayaana sida aan wararka ku helnay u dhaxeeya ciidamada...

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlu-suna oo Shirar ka wada Dhuusomareeb

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Caawa xafiiskiisa Dhuusamareeb ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Dhalinyarada dagmada guriceel oo isugu...

Caalamka:- Waa imisa Tirada Dadka u dhintay Cudurka Coronavirus ee ka dilaacay dalka Shiinaha

Dadka uu dilay cudurka Coronavirus ee ka dilaacay dalka Shiinaha ayaa gaadhay 1016 qof taasi oo ka badan tiradii dadkii uu dhilay cudurka SARS...

Caalamka:- Madaxweynihii hore ee Suudaan oo lagu wareejinayo Maxkamada Dembiyada ee ICC

Dowladda ku-meel gaarka ah ee Sudan ayaa ogolaatay in madaxweynihii hore ee dalkaas Omar al-Bashir ay u gacan geliso maxkamadda dambiyada ee ICC. Al-Bashir ayaa...

Madaxweynaha Galmudug oo shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada

Madaxwaynaha cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada maamul...

Kooxo Hubeysan oo wiil dhalinyaro ah ku dilay Magaalada Muqdisho

Wiil dhalinyaro ah ayaa la sheegay in galabta xiligii qorax dhaca lagu dilay xaafada Siigaale oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Kooxo bastoolado...

Xildhibaan Fiqi ” Masuuliyiinta Dowlada Waxay Lacagta Ciidanka ku darsadeen Shirkada Forex

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabaka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in bishii lasoo dhaafay ee Janaayo 2020...

Masuuliyiin Kenyan ah oo ugu baaqay Cabdirashiid Janan in Qaxooti ahaan isku dhiibo ama ka baxo Mandheera

Xildhibaano, Senataro iyo Mas’uuliyiinta Ismaamulka Gobolka Mandhera ee Gobolka waqooyi Bari Kenya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ugu baaqay Wasiirka...

Xildhibaanada Galmudug oo wado Qorshayaal Cusub oo ku aadan dhanka Dastuurka Galmudug

Qaar badan oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wada qorshe ay ku doonayaan in isbadal loogu sameeyo qodobo kamid...

Last News in English




Wararka ugu Akhriska badan

Loading…

Wararka Maanta ee Mudug24