Home Wararka Somaliya Galmudug Odayaashi soo xuli lahaa Kursiga uu raadinaayo Cabdiraxnan Cabdishakur oo La Shaaciyay...

Odayaashi soo xuli lahaa Kursiga uu raadinaayo Cabdiraxnan Cabdishakur oo La Shaaciyay Xili Is qabqabsi Xoogan uu jiray

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay magacyada odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo 14-ka bishan lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb.

 

 

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta tirsigoodu yahay HOP040, HOP007 iyo HOP138.

HOP138 waxa raadinaaya Musharax Madaxweyne Cabdiraxman Cabdishakuur kaas oo Gudiga Doorashooyinku Ku Dhageen iyo oo Rabay in laga dhigo Qoondo Haween waxaase arinkaas Gashaanka U Daruuray Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudune QoorQoor.

 

Ad
Previous articleCali Guudlaawe oo la Kulamy lana Heshiiyay Saraakishii Diidaynayd inuu Baladweyne Yimaado(Sawiro)
Next articleHooyo Xaamilo ah oo lagu Dilay Deegaan Kaxandhaale ee Maamulka Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here