Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo la Kulamy lana Heshiiyay Saraakishii Diidaynayd inuu Baladweyne...

Cali Guudlaawe oo la Kulamy lana Heshiiyay Saraakishii Diidaynayd inuu Baladweyne Yimaado(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer ,Xildhibaano iyo saraakiil kale.

Korneylka oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliiska Dowladda Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha ka raali galiyay qadafkii yaraa ee ka dhacay waxaa uuna balan qaaday inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Madaxweynaha.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay imaansha uu u yimid waxa uuna aqbalay raali galinta.

Madaxweynaha ayaa xaliyay dhamaan tabashooyinkii jiray waxa uuna sii wadi doona la kulanka bulshada iyo inuu qanciyo cidwalba oo tabasho qabto.

Ad
Previous articleOdayaasha Beesha Habar-gidir oo go’an ka qaatay Kursiga C/Raxmaan C/Shakuur ee Muranka ka jiro
Next articleOdayaashi soo xuli lahaa Kursiga uu raadinaayo Cabdiraxnan Cabdishakur oo La Shaaciyay Xili Is qabqabsi Xoogan uu jiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here