Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Soo Dooranaysa HOP140 oo la Shaaciyay

Odayaasha Soo Xulaaya Ergada Soo Dooranaysa HOP140 oo la Shaaciyay

0

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 oo doorashadiisu ka dhaceyso magaalada Jowhar.

Kursigan caawa la shaaciyay guddiga soo xulaya ergada dooraneysa ayaa sannadihii lasoo dhaafay waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabduqaadir Cali Cosoble oo ah Musharax Madaxweyne sidoo kale mar kale doonaya in kursigan u tartamo.

Doorashada kursigan ayaan wali la ogeyn in ay noqon doonto mid furan sida kuraastii lagu doortay Baledweyje oo kale, waxaana musharaxiinta kursigan damaca uga jiro horey u codsadeen in doorashada kursugan noqdo mid furan oo lagu wada tartamo.

Ad
Previous articleCali Xarbi “Waxaan rajeynayay in la dilo oo aan “noqdo shahiid” balse markii uu arkay in labada askari ee soo galay goobta uu xildhibaanka ku dilay aanay hubaysnayn, uu markaas go’aansaday inuu iska dhigo tooridda
Next articleMa Dhabaa in Xubin ka Tirsanaa Alshabaab uu Kuso Biiray Baarlamaanka Soomaaliya(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here