Home Wararka Maanta Ninkii Hoyadiis toorayda Ku Dilay oo La Toogtay

Ninkii Hoyadiis toorayda Ku Dilay oo La Toogtay

0

Maxkamadda darajada koowaad ee magaalada Kismaayo ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay nin hore dil ay ugu xukuntay.

Ka hor inta aan dilka la fulin xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland, Nuuradiin Maxamed Khaliif, ayaa sharaxay sida ay xukunka ku gaareen.

Xeer ilaaliyaha wuuxuu sidoo kale sheegay in ay u cuskadeen xukunkiisa aayadda 178 ee ku jirta suuratul-baqaraha.

Xasan Cabdulahi ayaa 11-ka bishii Juun sanadkii hore 2023-kii dilay hooyadii Xaliimo Maxamed Cumar. Iyadoo maxkamadda xukuntay 16-kii Oktoobar ee sanadkii hore.

Ad
Previous articleHoobiyayaashii lagu Garaaci jiray Muqdisho oo Lasoo Qabtay
Next articleWar Deg Deg ah: Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo lagu Dhawaaqay in La arkay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here