Home Wararka Somaliya Galmudug Ninkii dilay Wariye Samafale Bulxan oo Dil Toogasha ah Lagu Xukumay

Ninkii dilay Wariye Samafale Bulxan oo Dil Toogasha ah Lagu Xukumay

0

Maxkamada Gobalka Galgaduud ayaa Dil Toogasho ah ku Xukuntay Cabdixakiin axmed Cigaal oo ah Qisaastii Alle ha unaxariistee Samafale Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo bishaan horaanteedii lagu dilay Caabudwaaq.

Dhawaan Ayay ahayd Markii Wariye Cabdikarin Axmed Bulxan Asagoo Sooman lagu Dhexdilay Meel lagu Xananaeeyo agoonta oo uu Maamule ka ahaa Waxaan dilkiisa Ka Danbeeyey Cabdixakin oo Waardiye ka ahaa Xarunta.

Ciidamada Booliska caabudwaaq ayaana Durbadiiba soo Gaqabtay Gacan ku Dhiiglahaan oo Dhowr Xabadood ku Dhuftay Wariye Samafale Bulxan kaas oo ugu Danbayn u geeriyooday.

Xukunkaan ayaana Waxaa aad ugu Farxay Dadka Reer Galmudug Gaar ahaan Reer Caabudwaaq oo la Dhiban Dilal kusoo laalaabtay Magaladaas Taas oo loo Gaysanaayo Hal Doorka magaalada.

Ad
Previous articleMaxaa kala Socotaa muslimiinta 800 oo mitir oo dhulka hoostiisa ku sooma?
Next articleMacalin Cabdulqaadir oo Maalmo Afduub loo Haystay Kadib La Dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here