Home Wararka Maanta Macalin Cabdulqaadir oo Maalmo Afduub loo Haystay Kadib La Dilay

Macalin Cabdulqaadir oo Maalmo Afduub loo Haystay Kadib La Dilay

0

Alshabaab  ayaa deegaanka Show ee Gobolka hiiraan ku dilay Allaha unaxariistee Macalin Cabdulqaadir Xasan Ilkacase oo maalmo ka hor ay ka Afduubteen meel 4KM u jirta degmada Jalalaqsi halkaas uu ku lahaa dugsi Qur’aan.

Sida ay nala wadaagayn ehelkiisa Afduubka Macalinka ayaa yimid kadib markii uu iska diiday inuu bixiyo lacago baad ah oo dhowr jeer ay weydiisteen Alshabaab.

sidoo kale Alshabaab ayaa Macalinka ku amray inuu yimaado deegaanada ay wali joogaan isaga oo iska diiday mar kale waana taas mida keentay inay Afduubtaan kadibna ay dilaan.

 

Ad
Previous articleNinkii dilay Wariye Samafale Bulxan oo Dil Toogasha ah Lagu Xukumay
Next articleDowlada Soomaaliya oo Soo Dhawaysay Qaraar kasoo baxay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here