Home Wararka Maanta Nin ka Tirsan Alshabaab oo Asagoo Qarax Gaari ku Xiraaya Gacanta Lagu...

Nin ka Tirsan Alshabaab oo Asagoo Qarax Gaari ku Xiraaya Gacanta Lagu Dhigay(Sawiro)

0

Taliska ciidanka Booliska Somalia ayaa soo bandhigay nin ka tirsan Al-shabaab oo ka dambeeyey qarax xalay ka dhacay degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.

Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in ninkan oo aan magaciisa la sheegin la qabtay xili uu qarax ku qirayey gaari uu lahaa sarkaal boolis ah.

“Xalay oo taariikhdu ahayd 03/04/23 ayaa waxaa cidanka boliisku ku qabteen nin ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab kaasoo miino ku dhajinayay gaari uu leeyahay sarkaal ka tirsan Ciidanka Boliiska” ayaa lagu yiri qoraalka Booliska

Gaarigii sarkaalka ayaa qarxay inta aysan ka howlgalin miino baarista Boliiska.

Ad
Previous articleTrump oo ka soo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada New York (Sawirro)
Next articleAfhayeenkii Maxakiimta islaamiga ahaa oo loo mGacaabay Wasiirka Maalyada…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here