Sida uu sheegay Booliska Sweden nin 70 sano jir ah ayaa lagu toogtay Teleborg oo ka tirsan Växjö.
70 sano jirkaan ayaa markii hore dhaawac kasoo gaaray toogashada isagoo dhaawacaasi u dhintay.
Sida uu booliska ku sheegay Warbixintiisa Falka toogashada ayaa dhacay Abaaro 6:00 pm Xiliga Sweden.
Sweden ayaa Sanadkan diiwaangalisay tirada dadka ugu badan ee u dhinta toogashada kuwaasi oo gaaraya 59 qof.
Sanadkii hore tirada toogashada ayaa aheyd 47 qof sida lagu sheegay warbixinta ugu danbeesay ee dhanka dilalka salka ku haya toogashada.
Ad