Home Wararka Maanta Nin 27 jeer gubay kitaabka Qur’aanka kariimka ah oo lasoo taagay...

Nin 27 jeer gubay kitaabka Qur’aanka kariimka ah oo lasoo taagay maxkamad ku taalla Sweden

0

Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa nin toddoba iyo labaatan jir ah oo gubay kitaabka Qur’aanka ku heshay danbi ah in uu kicinayey fal isir nacayb ah.

Ninkan ayaa ku dooday in ujeeddadiisa ay tahay inuu diinta Islaamka ku dhaleeceeyo, balse maxkamadda ayaa arrintaas ku gacan seyrtay, waxayna sheegtay in loo arki karo oo keliya inay bartilmaameedsanayaan muslimiinta.

Muuqalka gubitaanka uu ninkaasi sameeyay ayaa waxa uu lahaa codad toos ah oo ku baaqaya in la nadiifiyo Islaamka.

Khubarada sharciga ayaa sheegaya in tani ay ka dhigayso mid aan macquul ahayn kiiska oo loo maleynayo inuu yahay kii ugu horreeyay ee noociisa ah isla markaana

Ad
Previous articleXildhibaano Waday Mayd oo lagu Horjoogsaday Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
Next articleGuddoomiye Madaale oo ka hadlay duqeymaha Israa’iil ay ka geysaneyso Qasa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here